Dhamaan
dadwaynaha somaaliyeed waxaa la ogaysiinayaa in
shabakadan jubba river.com ay dhawaan bilaabi doonto
in ay idin soo gudbiso wararkii ugu dambeeyey ee dalka
iyo dibadaba.
Nairobi:President
Mwai Kibaki has appealed to the international
community to intervene in the realisation of peace in
Somalia
Maalmihii la soo
dhaafay ayaa waxa si is daba jog ah uga socday Gobolka
ay Soomaalidu Buuxdhaafisay ee Minnesota, Ciyaaro iyo
damaashaadyo loogu Magacdaray Todabaadka Soomaalida
(Somali Week), Oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Somali
American Independence Day. Isla markaasna lagu
xusayay Maalintii Xornimada Ay Soomaaliya Qaadatay iyo
isu Tagii labada Gobol ee Waqooyi Iyo Koonfur.